Deg-Deg: shaxdii ugu fiicneyd oo si cad loo shaaciyay ee tartanka koobka kooxaha aduunka 2025
Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay Shaxdii Ugu Fiicneyd (Best XI) ee Koobka Kooxaha Adduunka 2025 — waxaana ciyaartoyda ugu muuqda ay si weyn uga yimaadeen kooxaha Chelsea, PSG, Fluminense, iyo Real Madrid.
⚽️Shaxda Ugu Fiicneyd – Club World Cup 2025
Qaabka ciyaarta: 4–2–3–1
Booska Ciyaaryahan Kooxda:
Goolhaye-Bono Al Hilal
RB-Achraf Hakimi PSG
CB-Marquinhos PSG
CB-Thiago Silva Fluminense
LB-Marc Cucurella Chelsea
CM-Vitinha PSG
CM-Enzo Fernández Chelsea
RW-Pedro Neto Chelsea
CAM-Cole Palmer Chelsea
LW-Jhon Arias Fluminense
ST-Gonzalo García Real Madrid
🏆 Ciyaaryahanka Tartanka (Player of the Tournament)
➡️ Cole Palmer – 3 gool & 2 caawin, oo ay ku jiraan laba gool final-ka, wuxuu noqday lafdhabarta Chelsea guushooda.
✅️Falanqeyn Kooban
●Chelsea waxay heshay 4 ciyaaryahan: Palmer, Neto, Cucurella, iyo Enzo – kuwaasoo dhammaantood door weyn ka ciyaaray guushii 3–0 ee final-ka.
●PSG waxay leedahay 2 difaac + 1 khadka dhexe: Hakimi, Marquinhos, Vitinha – inkasta oo ay guuldarreysteen final-ka.
●Fluminense: Arias iyo Thiago Silva waxay muujiyeen waayo-aragnimo iyo dagaal, gaar ahaan Silva oo 40 jir ah.
●Bono (Al Hilal) wuxuu noqday goolhayaha ugu fiican tartanka, isagoo sameeyay badbaadino muhiim ah inkasta oo kooxdiisu aysan gaarin final.
●Gonzalo García wuxuu dhaliyay 4 gool, isagoo ka mid ahaa da’yarta soo ifbaxay ee Real Madrid.
Comments
Post a Comment