Arne slot oo shirkiisi jaraa'id ku sheegay inuu kufirirayo inuu wada ciyaarsiiyo labada weeraryahan Ekitiki iyo Isak ee garoonka






Tababaraha Arne Slot ayaa shirkiisii jaraa’id ku sheegay inuu qorsheynayo inuu garoomada wada ciyaarsiin doono labada weeraryahan ee Hugo Ekitike iyo Alexander Isak. 

Slot ayaa tilmaamay in labadan ciyaartoy ay kala duwan yihiin qaab ciyaareedkooda, laakiin wadajirkooda uu kooxda siin doono awood weerar oo xooggan iyo fursado badan oo gool dhalin ah.

Labada xiddig marka la wada ciyaarsiinayo waxay kooxda ka dhigayaan mid halis badan:

Alexander Isak: Waa weeraryahan dheer oo awood badan, ka caawiya kooxda inuu difaacyada ka baxsado.

Hugo Ekitike: Waa ciyaaryahan firfircoon oo ka faa’iideysta booska uu Isak abuuro, wuxuuna dhaliyaa ama caawiyaa goolal.


Tani waxay u suurta gelinaysaa inay ka dhisto weerar isku dheelitiran oo halis ku ah koox kasta.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang