FC Barcelona oo si rasmi ah uga badisay kooxda Newcastle United kulankii ee champions league



Barcelona ayaa si rasmi ah uga badisay kooxda Newcastle United kulankii xiisaha lahaa ee Champions League 2025/2026, ciyaarta oo ku dhammaatay guul ay Barca ku qaadatay 2 gool iyo gool ku qaraaceyn (2-1).

Kooxda reer Spain ayaa si cad u muujisay tayadooda, waxaana labada gool u dhaliyey Marcus Rashford, halka Newcastle ay gool qudha uu udhaliyay Anthony Gordhon ee soo ceshadeen dhamaadkii ciyaarta.

Guushan ayaa Barcelona ka dhigtay inay si adag ugu tartamaan hoggaanka kooxdooda wareega, halka Newcastle ay khasaaro kale wajahday oo ka dhigtay inay cadaadis ku sii jiraan.

Xiddiga Marcus Rashford ayaa noqday geesiga ciyaarta, isagoo labo gool dhaliyay kulankiisii ugu horreeyay ee Champions League ah isagoo Barcelona u ciyaaraya.

Barcelona ayaa si buuxda u maamushay ciyaarta, halka Newcastle ay daqiiqadihii dambe cadaadis saartay balse aysan soo barbardhigin.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang