Galatasaray oo KaBadisay Kooxda Liverpool Kulankii ay Laciyaareysay ee Champions League



Kooxda Galatasaray ayaa 1-0 ku garaacday Liverpool ciyaar ka tirsaneyd Champions League oo ka dhacday Istanbul, halkaasoo uu Victor Osimhen uu guusha u qaaday kooxda. 

Goolka waxaa la dhaliyay 16-da daqiiqo ee ciyaarta kadib markii Osimhen uu ka faa'iideystay ganaax lagu siiyay Liverpool, kaaso ka dhashay khalad uu sameeyay Dominik Szoboszlai.

 Liverpool ayaa heshay fursado qaar, laakiin ma aysan ka faa'iidaysan, waxaan ciyaarnay kusoo biiray dhaawacyo culus oo Saameeyay Alisson iyo Hugo Ekitike. Galatasaray ayaa ciyaarta difaac adag ku soo bandhigtay, taasoo keentay in ay caawisay in ay guulaysteen.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang