Gooldhalinta tartanka ee champions league oo maraya meel aad uxiiso badan,midkee ayaa hogaamineya?

 




Tartanka Champions League-ka hadda wuxuu marayaa heer aad u xiiso badan, gaar ahaan dhinaca gool dhalinta.

ciyaartoyda hogaamineysa gooldhalinta champions league 2025/2026 waxaa kamid ah:


●Dušan Vlahović (Juventus) – 2 gool 

●Jonathan Burkardt (Eintracht Frankfurt) – 2 gool 

●Youssoupha Mbodji (Slavia Prague) – 2 gool 

●Harry Kane (Bayern Munich) – 2 gool 

●Marcos Llorente (Atlético Madrid) – 2 gool 

●Marcus Thuram (Inter Milan) – 2 gool 

●Marcus Rashford (Barcelona) – 2 gool 

●Kylian Mbappé (Real Madrid) – 2 gool 


⚽ Saameynta iyo rajada

Waa bilowga tartanka qaybta league phase-ka, sidaa darteed weli wax badan ayaa is bedeli kara marka kooxo badan ay bilaabaan kulamo adag.

Ciyaartoy leh khibrad iyo kooxo awood leh ayaa laga filan karaa in tartanka gool dhalinta uu sii kululaado. Tusaale ahaan, Harry Kane iyo Mbappé waxay mar walba ka mid yihiin kuwa la filayo in uu kor u kaco goolashooda

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang