Hanzi Flick oo Sharraxay Sababta uu uBed-Bedelo Daafacyada Dhexe ee Kooxda Barcelona
Tababaraha Barcelona, Hansi Flick, ayaa muujiyay sababta uu u bed-bedelo Daafacyada dhexe ee kooxdaBarca. Sababta ugu weyn ee beddelka ayaa la sameeyay sidii kooxdu uga Adkaan Lahayd difaaca kadib markii ay Barcelona ka soo gaabisay dhinaca Goolasha xilli ciyaareedkii hore, iyadoo kooxdu heshay Goolal Badan.
Flick ayaa doortay Daafacyo leh Astaamo cusub sidda awood iyo Xirfado dheeri ah ee gool difaaca iyo qabsashada kubbada, kuwaas oo uga Caawinaya kooxda in ay Yeeshaan difaac difaac adag oo Ka Hortaga Fursdaha Waaweyn ee Kooxaha Kale.
Waxaa kaloo xusid mudan in beddelka Daafacyada dhexe uu qayb ka yahay Qorshaha Tababare Flick ee Xoojinta kooxda si loo helo Dheelitirnaan dhexmarta difaac iyo weerar, iyo in la abuuro kubbad hayn oo ay kooxda faa'iido uga hesho dagaalka dhexda.
Waxaa sidoo kale la sheegay in ciyaaryahanno cusub oo loo keeno boosaskaasi ay noqon doonaan kuwa la isku halleyn karo oo naafo badan ka tirtira khaladaadkii hore ee difaaca.
Mid ka mid ah ciyaaryahannada cusub ee loo baahan yahay in si toos ah uga Caawiyo Flick Qorshahan waa Frenkie de Jong, oo ah cayaaryahan khadka dhexe ah isla Markaasna la filayo in heshiis cusub lala galiyo si uu u sii joogo kooxda Waqti dheer, taas oo keentay in Tababare Flick uu u suurtagashay Xasillooni iyo xoog dheeraad ah oo kooxda ka timaadda Daafaca iyo khadadka dhexe .
Comments
Post a Comment