Hugo Ekitiki oo Shaaciyay Sababta uu udoorbiday Liverpool una Diiday inuu Kubiiro Kooxda Manchester United



Hugo Ekitike ayaa cadeeyay inuu doortay inuu ku biiro Liverpool halkii uu ka ahaan lahaa Manchester United sababo la xiriira Liverpool oo ah kooxda horyaalka Premier League iyo koox leh Ciyaartoy weyn oo tayo leh.

Ekitike ayaa sheegay in Liverpool ay tahay koox weyn oo horyaal ah taasoo keentay fursad wanaagsan oo horumar shaqsiyeed iyo mid kooxeedba. 

Waxa kale oo la xusay in wakiilka Ekitike ay si cad u Muujiyeen in ciyaaryahanku uu ku qancay inuu Liverpool u wareego, isla aanu aanu danayn dalab kasta ooka Yimaada Manchester United.

Ekitike ayaa sidoo kale sheegay inuu Liverpool u arkayay meel uu ka heli karo is horumarintiisa, taas oo keentay in Doorashiisa ku  Ahayd himilooyin Ciyaareed oo sare iyo jawi tartan oo wanaagsan .

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang