Kooxda Real madrid oo war rasmi ah kasoo saartay dhaawacii Trent alexander Arnold ee kasoo gaaray kulankii Marseille ee champions league


Real Madrid ayaa soo saaray war rasmi ah oo ku saabsan dhaawaca uu soo gaaray Trent Alexander-Arnold kulankii Champions League ee ay Marseille la ciyaareen. Waxaa la sheegay:

In dhaawacu yahay muruq (“muscle injury”) gaar ahaan biceps femoris oo ku yaala lugta bidix. 

In baaritaanno caafimaad la sameeyey, kadibna la xaqiijiyey in dhaawaca Trent uu culus yahay. 

Muddo la filayo in uu maqnaado:ugu yaraan 6 ilaa 8 toddobaad ayaa la sheegay inuu qaadan karo xaaladdiisa si uu u bogsado, haddii caafimaadkiisuna ogolaado. 

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang