Liverpool oo guul ka gaartay kooxda Everton kulankii merseyside derby ee horyaalka premeire league

 





Liverpool ayaa guul 2-1 ah ka gaartay kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee Everton kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Reds ayaa ciyaarta ku bilowday si xoog leh, waxaana goolasha u dhaliyay xiddigo si fiican u muujiyay awoodooda.

⚽️ goolasha iyo daqiiqadaha kulanka Liverpool vs Everton 2-1 Premier League:

1-0 Liverpool Ryan Gravenberch 10′ 

2-0 Liverpool Hugo Ekitike 29′ 

2-1 Everton Idrissa Gana Gueye 58′ 

Everton inkastoo ay soo bandhigeen dadaal iyo gool ay heleen, haddana kama aysan badbaadin guuldarro. Natiijadan waxay sare u qaaday Liverpool tartankooda hanashada horyaalka, halka Everton ay ku sii jiraan xaalad adag oo dhibco raadis ah

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang