Liverpool oo guul weyn ka gaartay kooxda athletico madrid kulankii ee tartanka champions league

 



Liverpool ayaa guul weyn ka gaartay kooxda Athletico madridkadib kulan xiiso iyo xamaasad badan oo ka tirsanaa Champions League 2025/2026natiijada kama dambaystana waxay ku dhamaatay 3-2 ay guusha ku raacday Reds.

kooxda Liverpool ay ukala dhaliyeen ciyaartoyda sida Roberston mohamad salah iyo virgil van dijk xilli uu athletico madrid uu udhaliyay labada xiddiga Marcus Llorente

Kulanka ayaa ahaa mid furan oo labada kooxoodba weerar iyo weerar celis ah ku jireen, balse Liverpool ayaa muujisay adkeysi iyo karti ay kaga faa’iideysteen fursadihii ay heleen. Atlético Madrid oo markii hore ciyaarta si adag ugu bilaabatay ayaa markii dambe ku khasbanaaday inay qirto awoodda Liverpool.

⚽️ Reds ayaa goolashooda ka heshay weeraryahannada hoggaaminayay weerarka, halka kooxda reer Spain ay dhaliyay labo gool oo qurux badan balse aysan ku filneyn badbaadintooda.

Guushan 3-2 ah waxay Liverpool ka caawisay inay meel fiican ka gashaan miiska group-ka Champions League, iyadoo taageerayaashoodu si weyn ugu dabaal dagayaan.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang