Manchester united oo qaraacday kooxda chelsea kulankii ka dhacay garoonka Old trafford ee horyaalka premeire league


Manchester United ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed adag iyagoo ku qaraacay Chelsea 2-1 kulan ka dhacay garoonka Old Trafford ee horyaalka Premier League.

Bruno Fernandes ayaa dhaliyay goolka furitaanka, halka Casemiro uu ku daray goolkii labaad si United ay 2-0 u hormarto.

Chelsea dhankeeda waxaa goolka kaliya u dhaliyay Trevoh Chalobah daqiiqadihii dambe, balse kuma aysan filneyn inay dhibic ka helaan.

Guushan ayaa ka caawisay Manchester United inay kor u qaaddo kalsoonida iyo dhibcaha miiska horyaalka, halka Chelsea ay sii wajaheyso cadaadis iyo natiijooyin aan degganeyn.


Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang