Mikel Arteta oo shaaciyay ciyaartoy Arsenal ah ee seegi doona kulanka Athletic Bilbao ee champions league

 

Tababaraha Arsenal, Mikel Arteta, ayaa ka hadlay maqnaanshaha ciyaartoy Arsenal ah ee seegi doona kulanka ay kahor imaanayaan athletic Bilbao ee Champions League, isagoo sheegay xog ah:

🗣️ Waxa uu sheegay Arteta

●Martin Ødegaard ayaan safka la joogin sabab la xiriirta dhibaatada garabka (shoulder injury). Ødegaard caafimaad ahaan wuu dhaawacmay xilli ciyaareedkii Nottingham Forest, wuxuuna ka haray safarka Bilbao. 

●Gabriel Jesus, Kai Havertz, iyo Ben White ayay sidoo kale dhaawacyo kaga maqan yihiin. 

●Bukayo Saka wali ma uusan ka bogsan dhaawac hamstring ah, taas oo ka dhigaysa inuusan diyaar u aheyn kulanakan. Arteta ayaa tilmaamay in “a lot of things” ay tahay in la sii maro ka hor inta uusan diyaar noqon.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang