Pedro Neto oo Daafacay tababare Enzo Maresca:"Ma ahan in La dhaleeceeyo Tababaraha Markuu Guuldareysto"







Pedro Neto ayaa yiri "ma ahan in la dhaleeceeyo tababaraha maresca markuu guuldareysto," isagoo difaacaya tababaraha Chelsea, Enzo Maresca, kadib guuldarrooyin isxigxiga.

 Neto wuxuu sheegay in Enzo Maresca uu qabanayo shaqada dadaalkiisa ugu fiican kooxda dhexdeeda, isla waqtigaasna guuldarada aysan ahayn qaladka kaliya ee Enzo Maresca, laakiin sidoo kale ay ciyaaryahanadu leeyihiin Masuulliyad.

 Wuxuu tilmaamay in ay ciyaartoydu yihiin kuwa keena Natiijada ee ugu dambeeya, sidaas darteed waa in la helaa masuulliyada wadaagga ah ee guusha iyo guuldarada.

Pedro Neto waxa uu sidoo kale ammaanay tababaraha Maresca oo caddeeyey in go'aamo qaar wax lagu khaldamay, wuxuuna hoosta ka cadeeyay in kooxda ay tahay inay isku duubnaadaan si ay horumar u helaan, xaalada  adag ee haatan taagan.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang