Roberto Di matteo oo saadaaliyay kulanka weyn manchester united iyo chelsea ee horyaalka premeire league

 



Tababarahii hore ee Chelsea Roberto Di Matteo ayaa ka hadlay kulanka caawa ee Manchester United iyo Chelsea isagoo saadaaliyay in Chelsea ay guul 2-1 ah ka gaari doonto United.


🗣Di Matteo wuxuu sheegay:

In weli uusan fahmin qaabka uu Manchester United u ciyaarayo xilli ciyaareedkan, isagoo tilmaamay in kooxda aysan lahayn nidaam cad iyo istiraatiijiyad joogto ah.

Wuxuu intaas ku daray in Chelsea ay leedahay dhalinyaro tayo sare leh iyo tababare leh qorshe muuqda, taasoo siinaysa fursad fiican oo ay guul kaga gaarto Old Trafford.

👉 Sidaas darteed saadaashiisu waxay ahayd in Chelsea ay ka sarreyso United kulanka caawa, inkastoo uu qiray in ciyaar kasta oo Premier League ah ay tahay mid adag oo lama filaan dhici karto.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang