Taageerayaasha Liverpool oo Magacaabay Xiddiga Kaliya ee iska Leh Mas'uuliyada Guuldarada ay Reds Kala kulmeen Crystal Palace
Taageerayaasha Liverpool ayaa si wadajir ah u magacaabaya Ibrahima Konaté inuu yahay xidiga kaliya ee iska leh mas'uuliyada guuldarradii 2-1 ee Liverpool kala kulmay Crystal Palace kulankii 27-ka September 2025.
Gaar ahaan, Konaté ayaa loo arkay in uu ahaaka dhibaatooyinka difaaca, kaas oo ku fashilmay inuu si wanaagsan ula tacaalo weerarka Crystal Palace, isagoo sidoo kale helay digniin. ka dhalatay falka jabis ah ee uu ka geystay garoonka, taasoo keentay in taageere si adag ugu eedeeyaan isaga guuldarrada kooxda
Taageerayaasha Liverpool waxay ciyaaryahanka Ibrahima Konaté ugu eedeeyeen guuldarrada inay ka dhalatay fashilka uu ku muujiyay xakameynta iyo difaaca kulanka, gaar ahaan isagoo ku guuldareystay in uu si wanaagsan u xakameeyo weerarka Crystal Palace, taasoo sababtay inuu mas’uul ka noqdo labada gool ee kooxda Crystal Palace dhaliyay.
Sidoo kale, taageerayaashu waxay arkeen in qaladaadkiisa difaaca iyo khaladaad furitaan ah ay u fududeeyeen Crystal Palace inay helaan fursado gool ku dhaliyaan taasoo si toos ah u keentay guuldarrada Liverpool.
Comments
Post a Comment