Taageerayaasha Manchester United oo ku baaqay in labo xiddig si deg-deg looga ceyriyo kooxda kadib guuldaradii City
Taageerayaasha Manchester United ayaa si weyn uga jawaabay guuldaradii 3-0 ee ay ka soo gaartay Manchester City, iyaga oo ku baaqay in laba xiddig si deg-deg ah loo ceyriyo ama laga saaro lixda (starting XI).
⚫️Labadaa xiddig ee taageerayaashu si gaar ah ugu doodayaan in la eryo waa:
1️⃣Manuel Ugarte — taageerayaal badan ayaa sheegay in uu noqday “mid ceeb leh” iyo inaysan ku filneen qaab ciyaareedkiisa garoonka.
2️⃣Luke Shaw — ayaa sidoo kale lagu eedeeyay khaladaad muuqda, gaar ahaan pase khaldan oo uu u sameeyay Haaland, taasoo fursad uu ku dhaawacmo difaca United.
Sidoo kale Taageerayaashu waxay baaqeen in midkood ama labadaba laga dhigo kursiga keydka (bench) ama laga beddelo xulashada ee bilowga ciyaarta
Comments
Post a Comment