Tababaraha Xabi alonso oo farriin adag udiray xiddiga kylian mbappe: " waa inuu si cad aqbalaa".
Tababaraha real madrid Xabi Alonso ayaa u diray Kylian Mbappé farriin adag isaga oo yiri:
👉 “Waa inuu aqbalaa in kubadda cagtu aysan ku dhisneyn hal shaqsi oo kaliya, xitaa haddii uu yahay kan ugu hibada badan. Waxa uu u baahan yahay inuu si buuxda ula qabsado nidaamka iyo falsafadda kooxda, haddii kale waxa adkaan doonta in laga helo natiijooyinka la rabo."
Fariintan ee Alonso ayaa loo fasiray in uu ku cadaadinayo Mbappé inuusan kaligiis isku arkin xiddigga ugu weyn, balse uu u ciyaaro sidii hogaamiye kooxeed
Comments
Post a Comment