Tababare Weyn oo Halis ah oo Aqbalay inuu Qabto Shaqada Tababarnimo ee Kooxda Manchester United

 




Tababare Oliver Glasner, oo ah maamula kooxda Crystal Palace, ayaa Shaac ka qaaday inuu qabto shaqada tababarnimo ee Manchester United haddii fursad loo siiyo.

 Glasner ayaa caan ku ah guulihiisa Crystal Palace, kooxda hoggaamiyey inay ku guuleysato koobab waaweyn sida FA Cup-ka iyo Gobolka Community Shield,waxa uuna leeyahay rikoor Ciyaaro Guulo Leh oo xiiso leh.

warar warar badan ayaa Sheegaya inuu noqon doono beddelka Ruben Amorim oo hadda ah Tababare Manchester United, Glasner laftiisa ayaa sheegay inuu si deggan uga jawaabayo wararkaasi, islaMarkaasna saarayo xooga Shaqadiisa Waqtigan ee Crystal Palace.

Wuxuu qiray in uu raacayo wararka ku saabsan Xiisaha Manchester United, laakiin weli ma hubo inuu shaqada qabto, isagoo caddaynaya inuu Diirada Saarayo Shaqadiisa maalinlaha ah iyo Kor uQaadida Tababarnimadiisa  Waqtigan.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang