Tageerayasha liverpool oo si cad ucodsaday in laga saaro xiddigan safka hore kooxda kadib guushii Everton ee premeire league



Taageerayaasha Liverpool ayaa si weyn uga falceliyay kulankii Merseyside Derby ee ay kooxdoodu 2-1 ku garaacday Everton, iyagoo si cad u codsaday in Cody Gakpo laga saaro safka hore ee kooxda.

Inkasta oo Liverpool ay guul muhiim ah gaartay, haddana taageerayaal badan ayaa ku dhaliilay Gakpo inuusan wax saameyn muuqda ku yeelan ciyaarta, isla markaana uu luminayo boos muhiim ah oo weerarka ah.

⚽️ Qaar ka mid ah taageerayaasha ayaa ku baaqay in Hugo Ekitiki ama alexander Isak ay mudan yihiin in si joogto ah looga hormariyo safka hore, halka qaar kalena ay soo jeediyeen in Gakpo uu ka fiicnaan karo booska dhexe (No.10) halkii uu ka ciyaari lahaa weerarka garabka ama dhexe.

👉 Guusha Everton kadib, doodaha taageerayaasha ayaa xoogeystay, waxaana baraha bulshada lagu arkayay baaqyo badan oo ah in Klopp uu dib u eego booska Gakpo.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang