Arne Slot oo Sharraxay Sababta ay Liverpool ugu Ahayd in ay Qarash Badan ugu Geliso suuqa kala iibsiga ee xilli Ciyaareedkan

 




Arne Slot ayaa Sharraxay sababta ay u ahayd Liverpool inay qarash badan ugu geliso suuqa kala iibsiqa xilli Ciyaareedkan iyadoo uu ku Tilmaamay  inay Tallaboay looga jawaabayo dhibaatadii kooxda haysatay qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore.

Slot ayaa sheegay in Liverpool marar badan ay ku tiirsaneyd goolaha geesaha ah si ay u guul u soo gabagabeyso ama ugaarto, taas oo aanu wax xun ah ku arkin sababtoo ah Kooxo kale sida Arsenal iyo Chelsea ay sidoo kale sidaas u isticmaalaan. 

Sidaas darteed, lacagta badan ee lagu bixiyay suuqa ayaa ah dadaal lagu Xoojinayo kooxda si ay u siiso fursado dheeraad ah oo guul ah, iyada oo ka digtoonaanaysa in kooxdu sii ay u isticmaasho Hababka tartanka ah ee Kooxaha kale oo ku guuleystay ama soo dhoweynaya tartanka horyaalka 2025/26 .

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang