Bryan Mbeumo oo shaaca ka qaaday in kooxda manchester united ay tahay inay ciyaartoy mas'uuliyada iska saarida Liita ee kooxda.


Bryan Mbeumo ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Manchester United ay tahay inay ciyaartoyda mas'uuliyad iska Saaraan Natiijooyinka  liita ee kooxda.

 Waxa uu sheegay in koox weyn sida Manchester United ay Ciyaartoydu Fahmaan waajibaadkooda, isla Markaasna ay muhiim tahay in koox ahaan ay ka Fiicnaadaan qaab Ciyaareedka. 

Bryan Mbeumo ayaa si rasmi ah carabka ugu Adkeeyay in ciyaartoyda ay Diirada Saaraan Waxyaabaha guddaha ku saabsan kooxda, isla markaana aysan ka daawan warbaahinta bulshada faragelin. 

Sidoo kale Waxa uu kaloo sheegay in mas'uuliyada guuldarrooyinka inay saaran tahay Ciyaartoyda guud ahaan,isla markaana ay tahay inay qaataan mas'uuliyada si ay hormar u Sameeyaan.


Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang