Daafaca Barcelona pau cubarsi oo magacaabay weeraryahanki kaliya ee ugu adkaa ee uu wajahay Abid.

 



Daafaca Barcelona, ​​Pau Cubarsi, ayaa magacaabay weeraryahanka ee ugu Adkaa oo uu wajahayo Abid isagoo sheegay in Kylian Mbappé uu yahay Ciyaaryahanka ugu adag weerar ahaan. 

Cubarsi ayaa Ammaanay Mbappé isagoo tilmaamay in dhaq-dhaqaaqa, iyo awoodiisa weerar ay ka dhigteen mid si weyn loogu Baahan yahay in si Taxaddar leh looga hortago garoonka. Wuxuu sheegay in Mbappé uu yahay caqabad weyn oo adag in laga hortago marka la Cayaaro .

Cubarsi ayaa la barbardhigay Lamine yamal oo yiri, "Lamine yamal waxaan isla qaadannaa tababarka kooxda, mar walba wuu dhib badan yahay. Xattaa Mbappé garoonka sidoo kale waa sidaas — Labadooduba way kala duwanaan Karaan, laakiin waa laba ciyaartoy oo Sameeya Farqi Weyn. Waxay door aad u muhiim ah ku leeyihiin Kooxahooda, waana laba Ciyaaryahan oo Heer sare ah" 

" Wuxuu muujiyay in Mbappé uu yahay weeraryahanka ugu dhibka badan ee uu wajahay gaar ahaan sababtoo ah dhaq-dhaqaaqiisa iyo tayadiisa, halka Lamine Yamal uu yahay ciyaaryahan xiriir wanaagsan la leh tababarka isla markaana leh awood ciyaareed oo sare .

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang