FC Liverpool oo waddahadalo Qarsoodi ah oo dhab ah kula jirta Daafac culus oo ka tirsan kooxda ee Brussia Dortmund



Liverpool ayaa si qarsoodi ah oo mid dhab ah ku jirta wada-hadallo lala yeeshay daafaca ka tirsan Borussia Dortmund, Nico Schlotterbeck, iyaga oo doonaya inuu noqdo daafac adag oo ku biira kooxda si looga hortago dhibaatooyinka ka dhashay dhaawac weyn oo soo gaaray Giovanni Leoni.

 Wada-hadalladaas ayaa warbixinno sheegayaan inay yihiin kuwo wanaagsan oo horumar leh, iyadoo Liverpool ay horay u soo muujiyay xiisaha ay u hayso Schlotterbeck, kaas oo ah ciyaaryahan reer Jarmal oo tayo sare leh, isla markaasna leh qandaraas Dortmund la leeyihiin ilaa 2027 laakiin aanu weli cusbooneysiin.

 Qiimaynta iibinta ayaa ah mid ku habboon qaabka casriga ah ee reer Anfield uga baahan yihiin. Wadahadallada ayaa u taagan inta u dhaxeysa suurtagalnimada in uu ku biiro Liverpool suuqa kala iibsiga ee Bisha jqnaayo 2026 ama xagaaga soo socda.

 kooxda tababare Arne Slot ayaa raadinaysa in ay xoojiso safka difaaca iyada oo la tixgelinayo xaaladda Leoni iyo suurtagalnimada ka bixidda qaar ka mid ah daafacyada kale ee kooxda.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang