"Inuusan Doonayn inuu Aflagaadeeyo ama wax Kasheego Kooxdiisi Hore",Alejandro Garnacho oo Markii ugu Horeeyay ka Hadlay katigistiisa kooxda Man United

 



Alejandro Garnacho ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ka tagistiisii ​​Manchester United, isagoo sheegay inuusan Doonayn inuu aflagaadeeyo ama wax ka sheegi Kooxdiisi hore.

 Garnacho ayaa ku muujiyay inuu Xisuusta manchester United ku leeyahay dhinacyo wanaagsan, Inkastoo faahfaahin Dheeraad ah ka bixin sababaha ka tagistiisa. 

sidoo kale wuxuu sheegay inuu hadda Diirada saarayo kooxda cusub ee Chelsea, halkaas oo uu ku faraxsan yahay, isla Markaasna uusan rabin in hadal hayn ku saabsan hore ay saamaynta ku yeelato Xirfadiisa mustaqbalka.

Ka go'naanta Garnacho ee inuu iska fogeeyo hadal haynta iyo aflagaada ayaa ka calaamadaysa Xirfadiisa xassiloonida leh iyo doonistiisa ah inuu horumar ku sameeyo wajiga cusub ee kubada cagta.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang