Jose Mourinho ayaa aaminsan in sanadkan uu yahay Fursaddii ee xulka Portugal ay ku Guuleysan karto koobka Aduunka, sababtoo ah joogitaanka Cristiano Ronaldo oo ah Ciyaaryahan Muhiim ah ee Kooxda.
Jose Mourinho ayaa qaba aaminsanna in sanadkan uu yahay fursaddii ugu dambeysay ee xulka Portugal ay ku guuleysan karto koobka Aduunka, sababtoo ah joogitaanka Cristiano Ronaldo oo ah Ciyaaryahan Muhiima ee kooxda.
Wararka hadda jira ayaa tilmaamaya in Mourinho laga yaabo inuu noqdo tababaraha cusub ee Portugal ka hor Koobka Adduunka 2026, taasoo keeni karta isbahaysi cusub oo uu la yeesho Ronaldo, xiriirkii hore ee guusha lahaa markii ay Real Madrid wada joogeen.
Mourinho wuxuu aaminsan yahay in khibradda iyo Awooda Ronaldo ay fure u noqon karto guusha Portugal sanadkan. Isagoo muujinaya in Xaaladda hadda ay tahay Waqtigii ugu fiicnaa ee ay booska koowaad ku raadin karaan.
Sidaas darteed, Mourinho waxa uu aaminsan yahay in sanadkan uu yahay sanadka Portugal ku Guuleysan laheyd koobka sababta oo ah joogitaanka Ronaldo ee kooxda.

Comments
Post a Comment