Kylian Mbappe oo si Rasmi ah uga jawaabay wararka sheegaya inuu khilaafyo kala Dhexeeyo ciyaaryahanka Vinicius Junior ee Real Madrid .




Kylian Mbappe ayaa si cad uga jawaabay wararka sheegaya inuu khilaaf weyn kala dhexeeyo ciyaaryahanka Vinicius Junior ee Real Madrid. Mbappe iyo Vinicius ayaa ka mid ah xiddigaha waaweyn ee kooxda, waxaana warar isku dhafan ka soo baxay xiriirkooda, gaar ahaan markay su'aalo ka taagnaayeen is afgaradkooda garoonka iyo heshiisyada mushaharka.

Si kastaba ha ahaatee, Mbappe ayaa wararkaas beeniyat, isagoo tilmaamay in xiriirkooda uu yahay mid wanaagsan oo ay si wadajir ah ugu shaqeynayaan guulaha kooxda, isla markaana uu ixtiraam ixtiraam weyn uhayo Vinicius Junior sida ciyaaryahan iyo saaxiib kooxeed.

Labada ciyaaryahan ayaa sidoo kale si dadban loo arkay, iyagoo muujinaya ixtiraam iyo wada shaqeyn wanaagsan goor dhoweyd, taasoo dhaan ah wararka sheegaya khilaafka.

 Waxaa xusid mudan in inkastoo qaar ka mid ah warar ku saabsan xiisadaha ka dhashay mushaharada iyo kaalinta kooxeed ay jireen, haddana Mbappe ayaa carabka ku dhuftay in wax kasta oo iska hor imaad ah lagu xalliyo guddaha kooxda, iyaga oo diirada saaraya guusha Real Madrid ee loo soo bandhigayo kala duwan .

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda