Marcus Rashford oo sheegay Bartilmaameed aad ucajiib ah,oo ay taageerayaasha Kooxda Barca ay aad ugu Farxayn



Marcus Rashford ayaa ku dhawaaqay Baltimaameed cajiib ah oo dejistay ujeedooyin sare oo shaqsiyeed xilli uu ku jiro nolosha cusub ee Barcelona kadib markii uu tagay Manchester United xagaagii 2025. 

Rashford wuxuu hiigsanayaa inuu ka qayb qaato ilaa 30 ilaa 40 gool iyo caawinta isku dar ah inta lagu jiro xilli ciyaareedkii, isagoo doonaya inuu Kaalin weyn ka qaato Guulaha ee kooxda. 

Waxa uu Muujiyey Farxadiisa ee ku saabsan inuu ku biiro Barcelona, ​​taas oo ah koox uu u arko meel riyooyinkiisu ay rumowdaan, isla markaana uu diyaar u yahay in uukooxda ka caawiyo inay guulo waaweyn Gaaraan.

Sidoo kale Waxaa lagu ammaanay inuu yahay ciyaaryahan leh Xirfad sare, awood u leh inuu ciyaaro meelo kala duwan oo weerar ah, isla Markaasna ah mid ka mid ah kuwa ugu qiimaha badan kooxda Xilligan.

Comments

Popular posts from this blog

(Waxaan ku biiray kooxda heysata koobka aduunka):Jorrel Hato oo ka hadlay warbaahinta kadib ku biiristiisa chelsea

Victor Osimhen oo ka hadlay warbaahinta si cad-na u amaanay Galatasaray kadib markii uu ku biiray kooxda

Kooxda de Marseille oo si rasmi ah usoo bandhigtay la wareegida saxiixa ee weeraryahanka Aubameyang