Tababare Xabi Alonso ayaa Kooxda Liverpool ka Doonaya Ciyaaryahan Weyn oo ay Lacag Badan ku soo iibiyeen Suuqii ee 2025.
Tababare Xabi Alonso ayaa kooxda Liverpool ka doonaya ciyaaryahan weyn oo ay lacag badan ku soo iibsadayn suuqa 2025.
Wararka ayaa sheegaya in Alonso uu rabo inuu Kordhiyo saameynta kooxda isaga oo Xiddig qiimo sare leh ka doonaya Liverpool si uu u Xoojiyo Ciyaartoyda kooxda, gaar ahaan boosaskacay Liverpool u baahan tahay in la adkeeyo.
Ciyaartoygan Qarashka badan ku yimid kooxda xagaagii ayaa la Lafilayaa inuu door muhiim ah u ciyaaro marka la eego Qorshaha Xabi Alonso ee xilli ciyaareedkii cusub.
Ciyaaryahankan ayaa noqday mid Muhiim u ah Liverpool Tababarka iyo ciyaaraha muhimka ah, taasoo ka dhigaysa xidhiidhka Alonso iyo Ciyaartoygan mid Xoojineysa rajada Liverpool ee Horyaalka iyo tartanka kale .
Comments
Post a Comment