Wayne Rooney oo Sheegay Xiddiga sababta ugu weyn Lahaa kana Dambeeyay ee Manchester United inay dib u noolaato kadib Guushii ay ka gaareyn Sunderland
Wayne Rooney ayaa Shaaca ka qaaday in Xiddiga Benjamin Sesko uu yahay sababta ugu weyn ee Manchester United ay dib ugu soo nooleeyeen kadib markii ay Guushii ka gaareyn Sunderland.
Rooney ayaa sheegay in Sesko uu yahay cayaaryahan adag oo jirkooda si wanaagsan u adeegsaday, taasoo ka Dhigeysa mid culeyska saaraya Daafacyada, isla Markaana ka dhigaysa Ciyaartoyda kale sida Bryan Mbeumo, Matheus Cunha, iyo Mason Mount inay si fudud u weeraraan ka gadaal sesko ka fog.
Rooney ayaa intaa ku daray in guushan ay ahayd mid muhiim u ah kooxda iyo Tababaraha Ruben Amorim, sidoo kale kalena Sesko waxa uu helay kalsooni dheeri ah kadib goolkiisii Muhiim ka ahaa ee guusha 2-0 ee Sunderland lagu gaarey.
Sidaas darteed, Rooney waxa uu u muujiyay muuqaalka Sesko uu yahay ciyaaryahankii ugu dambeeyay ee u horseeday noqday dib u soo celinta Manchester United kadib markii Sunderland.
Comments
Post a Comment