Tijjani Reijnders oo ugu dambeeyn si cad ku dhawaaqday kooxda manchester city oo xattaa ay soo bandhigtay heshiiska



Manchester City ayaa si rasmi ah u shaacisay saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Netherlands, Tijjani Reijnders, oo ka yimid AC Milan.

Iskaashigan ayaa lagu qiimeeyay 70 milyan oo euro (€55 milyan oo ah lacag toos ah iyo €15 milyan oo ku xiran guulaha mustaqbalka). Reijnders, oo 26 jir ah, ayaa saxiixay heshiis shan sano ah oo uu ku joogi doono Etihad ilaa 2030 .

Reijnders wuxuu caan ku noqday xilli ciyaareedkii 2024–2025 isagoo dhaliyay 15 gool iyo abuuray 4 gool oo kale, isagoo sidoo kale ka soo muuqday xulka qaranka Netherlands ee Euro 2024.

Iskaashigan ayaa qayb ka ah qorshaha Manchester City ee dib-u-dhiska kooxda, iyadoo la doonayo in la buuxiyo boosaska muhiimka ah ee khadka dhexe .

Comments

Popular posts from this blog

Kooxda manchester city oo si xoogan uxiiseyneysa ciyaaryahanka da'da yar ee Lyon Rayan Cherki

Ruben Amorim oo si kulul uga hadlay guuldaradii xumeyd ee kooxdiisa kasoo gaartay kooxda ASEAN All-Star

Kooxda AC Milan oo saacadihii ugu dambeeyay lasheegay iney tababare cusub kadhigan doonaan Max allegri