Isku aadka wareega 8-aad ee koobka kooxaha aduunka 2025 oo si rasmi ah loo xaqiijiyay
isku aadka wareega 8-aad ee Koobka Kooxaha Adduunka (FIFA Club World Cup 2025) ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay. Ciyaaraha wareeggan ayaa bilaaban doona Jimcaha, 4-ta Luulyo 2025, waxaana lagu qaban doonaa garoomada kala duwan ee dalka Mareykanka.
🏆 Isku Aadka Wareega 8-aad ee Koobka Kooxaha Adduunka 2025
✅ Jimcaha, 4-ta Luulyo 2025
**Fluminense (Brazil) vs Al Hilal (Saudi Arabia)**
**Chelsea (England) vs Palmeiras (Brazil)**
✅ Sabtida, 5-ta Luulyo 2025
**Paris Saint-Germain (France) vs Bayern Munich (Germany)**
**Real Madrid (Spain) vs Borussia Dortmund (Germany)**
Ciyaarahan ayaa dhici doona garoomada kala ah:
Match 57: Guuleystaha ciyaarta 49 vs Guuleystaha ciyaarta 50 – Garoonka Lincoln Financial Field, Philadelphia
Match 58: Guuleystaha ciyaarta 51 vs Guuleystaha ciyaarta 52 – Garoonka Mercedes-Benz Stadium, Atlanta
Match 59: Guuleystaha ciyaarta 53 vs Guuleystaha ciyaarta 54 – Garoonka MetLife Stadium, East Rutherford
Match 60: Guuleystaha ciyaarta 55 vs Guuleystaha ciyaarta 56 – Garoonka Inter&Co Stadium, Orlando
Ciyaaraha semeefinalka ayaa dhici doona 8-da iyo 9-ka Luulyo, iyadoo finalka koobkana la ciyaari doono Axadda, 13-ka Luulyo 2025, garoonka MetLife Stadium ee East Rutherford, New Jersey.
Comments
Post a Comment